[go: nahoru, domu]

Jump to content

Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Arsenal FC

Ka Wikipedia
Content deleted Content added
Xqbot (wadahadal | ku darsasho)
y r2.7.3) (روبوت إضافة: ur:آرسنل
y r2.5.4) (روبوت تعديل: ar:نادي أرسنال
Safka 70: Safka 70:
[[am:አርሰናል የእግር ኳስ ክለብ]]
[[am:አርሰናል የእግር ኳስ ክለብ]]
[[an:Arsenal Football Club]]
[[an:Arsenal Football Club]]
[[ar:آرسنال]]
[[ar:نادي أرسنال]]
[[arz:ارسنال]]
[[arz:ارسنال]]
[[az:Arsenal (London)]]
[[az:Arsenal (London)]]

Bedelaadkkii ahaa 18:57, 30 Agoosto 2012

Arsenal F.C. waa naadi ama kuluub ingiriisi ah oo kadhisan magaalada london.Waa naadi aad ufac wayn uguna caansan naadiyaasha kadhisan {uk} arsenal ayaa waxaa la'aas aasay sanadku markuu ahaa {1886} .

TAARIIKHDA

arsenal ayaa markii la'aas aasay uu noqday naadiyaasha ugu waawayn dalka ingiriiska isagoo markii ugu horaysay uu qaaday horyaaalka sanadku markuu ahaa 1930 isagoo markaasna kudarsaday koobka FA ladhoho markaasna waxaa watay tobo barihii caanka ahaa ee hirber tshamban

koobabka

arsenal ayaa horyaalka qaaday 13 jeer iyadoo kala ah

1931 1933 1934 1935 1938 1948 1953 1971 1989 1991 1998 2002 2004

FA qaadayna 10 jeer oo kala ah

1930 1936 1950 1971 1979 1993 1998 2002 2003 2005

kobka kaarlin cup qaaday 2 jeer oo kala ah

1987 1993

koobka saxanka waxay qaadeen 11 jeer oo kala ah

1930 1931 1933 1934 1938 1948 1953 1991 1998 1999 2002 2004

koobka carwooyinka oo hada labadalay oo hada laga dhigay uefa legue waxay qaaday 1 oo ah

1970

koobka koobabkana waxay qaaday 1 oo ah

1994