Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Aserbiijaan
y r2.7.1) (روبوت إضافة: gn:Aservaijã |
y r2.5.4) (روبوت تعديل: or:ଆଜାରବାଇଜାନ |
||
Safka 152: | Safka 152: | ||
[[ny:Azerbaijan]] |
[[ny:Azerbaijan]] |
||
[[oc:Azerbaitjan]] |
[[oc:Azerbaitjan]] |
||
[[or:ଆଜାରବାଇଜାନ]] |
|||
[[or:ଆଜାରବାଇଜାନ୍]] |
|||
[[os:Азербайджан]] |
[[os:Азербайджан]] |
||
[[pam:Azerbaijan]] |
[[pam:Azerbaijan]] |
Bedelaadkkii ahaa 17:02, 29 Agoosto 2012
Aserbiijaan marka lagu sheegayo luqada gudaha waa sidan (Azərbaycan)waa dowlad kamida ah lixda dawladood oo asal ahaan kasoojeeda wadanka turkiga kuna yaala inta u dhaxaysa yurub iyo aasiya
gaar ahaan wadankan waxa uu ku yaalaa mandaqada aadka u baaxda wayn ee qafqaas waxa uu dhanka bari xuduud kala leeyahay Bada Qaswiin dhanka waqooyina wadanka ruushka wadanka joorjiya dhanka waqooyi galbeed dhanka galbeed kana wadanka Armania dhanka koonfureedna wadanka iiraan waxa kale oo wadankani uu xuduud aad u yar la leeyahay wadanka turki
taariikh
wadankani waxa uu horay uga mid ahaan jiray Midowga Sofiyet waxa uu wadankani aad ugu qani yahay shiidaalka hada waxa madaxwayne u ah xaydar caliyeef waana wadan kamida wadamada ururka islaamka caasimada wadanka waxa lagu magacaabaa Baku