[go: nahoru, domu]

Jump to content

Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Ganac

Ka Wikipedia
Content deleted Content added
y robot Adding: tl:Lapay
Safka 78: Safka 78:
[[tl:Lapay]]
[[tl:Lapay]]
[[tr:Pankreas]]
[[tr:Pankreas]]
[[ug:پانكرېئاتىت]]
[[uk:Підшлункова залоза]]
[[uk:Підшлункова залоза]]
[[vi:Tụy]]
[[vi:Tụy]]

Bedelaadkkii ahaa 16:48, 10 Agoosto 2010

Ganac: Ganacu waa qanjir weyn oo bogga hoostiisa ku yaala. Ganacu wuxuu soo saaraa sadex dheecaan oo kala ah : insolin , glucagon iyo somatostatin.

Insolin

Insolin ama Insuliin Insolin-ta waa hormoon ama dheecaan waxaana soo saara unugyada "beeta" oo ka mid ah kuwa ganacu ka samaysan yahay. Insoliinta shaqadeedu waa burburinta sonkorta (glucose). dheecaankan marka uu ganacu soo saaro si toos ah ayaa loogu daraa dhiigga. Wixii glucose (sonkor) ahaa ee dhiigga la socdey ayuu u sahlaa iney galaan unugyada gudohooda si loo burburiyo. Xuubka unugga ayey glucoskii ka dustaa oo gudaha unugga ayey sonkortii gashaa. meeshaas iney gashona waxaa sahley insoliiinta. Insoliinta laáanteed ma suurtoobeyso iney unugyadu qaataan sonkorta dhiigga dhex wareegeysa. Insolintu waa hormoon ka dhisan 51 amino-asiidh. --213.89.9.208 01:19, 10 Diseembar 2007 (UTC)abdirashid

Glucagon

Waa hormoon uu ganacu soo saaro. Waa hormoon ama dheecaan ku lid ah insolinta. Dheecaankan shaqadiisu wxey ku lid tahay shaqada insoliinta. Labadan dheecaanba si toos ah ayaa dhiiga loogu daraa.