Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka Imaamu Shaafici
No edit summary |
y r2.5.4) (Bot: dheeraad ace, ar, arz, az, bs, ca, ckb, de |
||
Safka 3: | Safka 3: | ||
== Dhalashadiisii == |
== Dhalashadiisii == |
||
Imaam Shaafici waxa uu dhashay maalin Jimco ah oo ku beegnayd maalintii ugu dambeysay bishii Rajab sanadkii boqol iyo kontonaad ee [[Hijri]]ga, waana isla sanadkii uu geeriyooday Imaam Abuu-Xaniifa ibnu Nucmaan oo ahaa sheekhii fuqahada reer [[Ciraaq]]. Culimadu way isku khilaafeen magaaladii uu ku dhashay Shaafici, waxase loo badan yahay inuu ku dhashay gobolka [[Gaza]], kadibne waxaa loo qaaday Casqalaan, halkaasi oo kolkuu laba jirsaday looga sii gudbiyey Makka oo uu ku barbaaray |

[[ace:Syafi'iy]] |
|||
[[ar:محمد بن إدريس الشافعي]] |
|||
[[arz:الإمام الشافعى]] |
|||
[[az:İmam Şafii]] |
|||
[[bs:Imam Šafija]] |
|||
[[ca:Aix-Xafií]] |
|||
[[ckb:ئیمام شافعی]] |
|||
[[de:Asch-Schāfiʿī]] |
|||
[[en:Al-Shafi‘i]] |
[[en:Al-Shafi‘i]] |
||
[[eo:Al-Shafi'i]] |
[[eo:Al-Shafi'i]] |
Bedelaadkkii ahaa 08:13, 5 Febraayo 2013
Imaamu Shaafici (Carabi محمد بن إدريس الشافعي) waa Muxamed (Abuu Cabdullaahi) bin Idriis binil-Cabbaas bin Cusmaan bin Shaafici bini-Saa'ib bin Cubayd bin Cabdi-Yaziid bin Haashim binil-Muddalib bin Cabdi-Manaaf. Al-Muddalib wuxuu dhashay 150h/766m wuxuuna geeriyooday 204h/820m,
Dhalashadiisii
Imaam Shaafici waxa uu dhashay maalin Jimco ah oo ku beegnayd maalintii ugu dambeysay bishii Rajab sanadkii boqol iyo kontonaad ee Hijriga, waana isla sanadkii uu geeriyooday Imaam Abuu-Xaniifa ibnu Nucmaan oo ahaa sheekhii fuqahada reer Ciraaq. Culimadu way isku khilaafeen magaaladii uu ku dhashay Shaafici, waxase loo badan yahay inuu ku dhashay gobolka Gaza, kadibne waxaa loo qaaday Casqalaan, halkaasi oo kolkuu laba jirsaday looga sii gudbiyey Makka oo uu ku barbaaray