[go: nahoru, domu]

Jump to content

Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka San

Ka Wikipedia
Content deleted Content added
yNo edit summary
No edit summary
Tags: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada
 
(2 intermediate revisions by 2 users not shown)
Safka 1: Safka 1:
'''San'''
'''San'''
[[File:TE-Nose diagram.svg|thumb|San]]
[[File:TE-Nose diagram.svg|thumb|San]]

[[File:Olfactory system.svg|thumb|Xubnaha Urta ee dadka. Tiradu waxay muujinaysaa unugyada u qaabilsan urta ee [[San]]ka.]]
[[File:Olfactory system.svg|thumb|Xubnaha Urta ee dadka. Tiradu waxay muujinaysaa unugyada u qaabilsan urta ee [[San]]ka.]]

'''San''' ([[ingiriis]]: Nose) waa xubin ka mid ah xubnaha [[neefsi]]ga [[hawo]]da [[ogsajiin]]ta ku jirta [[cir]]ka ayadoo ka soo gasha [[san]]ka iyo [[af]]ka, u gudbta dhuunta ilaa [[sambab]]ada oo u sii gubiya [[xidid]]dada [[dhiig]]a qaada ilaa dhamaan [[unug]]yada [[jidh]]ka. Sidoo kale, [[unug]]yada [[hawo|hawada]] eey celiyaan ee [[Kaarboon|kaarboon-labo-ogsaydh]] dib uga soo baxda sanka.

[[San]]ku waa xubinta neefsiga [[dad]]ka, [[xayawaan]]ka, dhamaan [[naasley]]da iyo noocyada kala duwan ee [[noole|noolaha]]. Inta u badan Sanka xayawaanka '''laf-dhabarleeyda''' - oo dadku ka mid yahay - waxay leeyihiin [[labo|labo dalool]] oo badhtamaha ama qeybta hore ee [[weji]]ga ku yaala. Kaasi ayaa marka [[ur]] soo gaarto u gudbiya [[ur|unugyada urta]] ee [[jidh]]ka.

[[San]]ku waa xubinta neefsiga [[dad]]ka, [[xayawaan]]ka, dhamaan [[naasley]]da iyo noocyada kala duwan ee [[noole|noolaha]]. Inta u badan Sanka xayawaanka '''laf-dhabarleeyda''' - oo dadku ka mid yahay - waxay leeyihiin [[sanqo|labo sanqo]] oo badhtamaha ama qeybta hore ee [[weji]]ga ku yaala. Kaasi ayaa marka [[ur]] soo gaarto u gudbiya [[ur|unugyada urta]] ee [[jidh]]ka.
Dhinaca kale, sanka ayaa u qaabilsan [[ur]]ta taas ka mid ah [[Laxaad|Shanta

Laxaad]] ee dareenka [[noole|noolaha]].
Dhinaca kale, sanka ayaa u qaabilsan [[ur]]ta taas ka mid ah [[Laxaad|Shanta Laxaad]] ee dareenka [[noole|noolaha]].

* [https://wol.jw.org/en/wol/d/r1/lp-e/1200003276#h=1:0-10:539 NOSE, NOSTRILS]

* [[Hidhisidda]]

{{Gumud}}
{{Gumud}}

Kala duwanaanshihii ugu danbeeyay oo dhacay 11:18, 28 Nofeembar 2021

San

San
Xubnaha Urta ee dadka. Tiradu waxay muujinaysaa unugyada u qaabilsan urta ee Sanka.

San (ingiriis: Nose) waa xubin ka mid ah xubnaha neefsiga hawoda ogsajiinta ku jirta cirka ayadoo ka soo gasha sanka iyo afka, u gudbta dhuunta ilaa sambabada oo u sii gubiya xididdada dhiiga qaada ilaa dhamaan unugyada jidhka. Sidoo kale, unugyada hawada eey celiyaan ee kaarboon-labo-ogsaydh dib uga soo baxda sanka.

Sanku waa xubinta neefsiga dadka, xayawaanka, dhamaan naasleyda iyo noocyada kala duwan ee noolaha. Inta u badan Sanka xayawaanka laf-dhabarleeyda - oo dadku ka mid yahay - waxay leeyihiin labo sanqo oo badhtamaha ama qeybta hore ee wejiga ku yaala. Kaasi ayaa marka ur soo gaarto u gudbiya unugyada urta ee jidhka.

Dhinaca kale, sanka ayaa u qaabilsan urta taas ka mid ah Shanta Laxaad ee dareenka noolaha.