[go: nahoru, domu]

Jump to content

Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka San

Ka Wikipedia
Content deleted Content added
yNo edit summary
No edit summary
Safka 6: Safka 6:

'''San''' ([[ingiriis]]: Nose) waa xubin ka mid ah xubnaha [[neefsi]]ga [[hawo]]da [[ogsajiin]]ta ku jirta [[cir]]ka ayadoo ka soo gasha [[san]]ka iyo [[af]]ka, u gudbta dhuunta ilaa [[sambab]]ada oo u sii gubiya [[xidid]]dada [[dhiig]]a qaada ilaa dhamaan [[unug]]yada [[jidh]]ka. Sidoo kale, [[unug]]yada [[hawo|hawada]] eey celiyaan ee [[Kaarboon|kaarboon-labo-ogsaydh]] dib uga soo baxda sanka.

[[San]]ku waa xubinta neefsiga [[dad]]ka, [[xayawaan]]ka, dhamaan [[naasley]]da iyo noocyada kala duwan ee [[noole|noolaha]]. Inta u badan Sanka xayawaanka '''laf-dhabarleeyda''' - oo dadku ka mid yahay - waxay leeyihiin [[labo|labo dalool]] oo badhtamaha ama qeybta hore ee [[weji]]ga ku yaala. Kaasi ayaa marka [[ur]] soo gaarto u gudbiya [[ur|unugyada urta]] ee [[jidh]]ka.
[[San]]ku waa xubinta neefsiga [[dad]]ka, [[xayawaan]]ka, dhamaan [[naasley]]da iyo noocyada kala duwan ee [[noole|noolaha]]. Inta u badan Sanka xayawaanka '''laf-dhabarleeyda''' - oo dadku ka mid yahay - waxay leeyihiin [[sanqo|labo sanqo]] oo badhtamaha ama qeybta hore ee [[weji]]ga ku yaala. Kaasi ayaa marka [[ur]] soo gaarto u gudbiya [[ur|unugyada urta]] ee [[jidh]]ka.

Dhinaca kale, sanka ayaa u qaabilsan [[ur]]ta taas ka mid ah [[Laxaad|Shanta
Dhinaca kale, sanka ayaa u qaabilsan [[ur]]ta taas ka mid ah [[Laxaad|Shanta

Bedelaadkkii ahaa 08:07, 14 Abriil 2021

San

San

Xubnaha Urta ee dadka. Tiradu waxay muujinaysaa unugyada u qaabilsan urta ee Sanka.

San (ingiriis: Nose) waa xubin ka mid ah xubnaha neefsiga hawoda ogsajiinta ku jirta cirka ayadoo ka soo gasha sanka iyo afka, u gudbta dhuunta ilaa sambabada oo u sii gubiya xididdada dhiiga qaada ilaa dhamaan unugyada jidhka. Sidoo kale, unugyada hawada eey celiyaan ee kaarboon-labo-ogsaydh dib uga soo baxda sanka. Sanku waa xubinta neefsiga dadka, xayawaanka, dhamaan naasleyda iyo noocyada kala duwan ee noolaha. Inta u badan Sanka xayawaanka laf-dhabarleeyda - oo dadku ka mid yahay - waxay leeyihiin labo sanqo oo badhtamaha ama qeybta hore ee wejiga ku yaala. Kaasi ayaa marka ur soo gaarto u gudbiya unugyada urta ee jidhka.

Dhinaca kale, sanka ayaa u qaabilsan urta taas ka mid ah Shanta Laxaad ee dareenka noolaha.