[go: nahoru, domu]

Jump to content

Ayslaan

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 18:40, 16 Abriil 2012 ee EmausBot (wadahadal | ku darsasho) (r2.7.2+) (روبوت إضافة: mdf:Исландия)
calanka Island

island waa wadan ku yaalo woqooyiga Badweynta Atlaantik. waxee u dhaxeesaan wadamada Griinland iyo wadanka Britan. island waxaa degan dad gaaraayo 325.000 oo qof. caasimada wadanka waa Reykjavík.