[go: nahoru, domu]

Jump to content

Barasiil

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 17:04, 9 Oktoobar 2012 ee Rubinbot (wadahadal | ku darsasho) (r2.5.4) (روبوت تعديل: mr:ब्रजिल)
Barasiil
Calanka Brésil Astaannta Qaranka ee Brésil
Calan Astaannta Qaranka
Qaarada Ameerikada koonfureed
Location of Brésil
Location of Brésil
Caasimada Barasilia
Dowlada  

Barasiil ama Jamhuuriyadda fadaraalka ah ee Barasiil (Af Bortuqiis : República Federativa do Brasil) waa dal ku yaalo Koonfurta Ameerika. Barasiil waa wadanka ugu dadka tirada badan oona ugu ween Koonfurta Ameerika, waana wadanka shanaad oo ugu ween Aduunka. Barasiil waxee xuduud la leedahay, wadamada Uruguay, Arjantiina, Baraguay, Boliifia, Beru, Kolombiya, Venezuela, Guyana, Surinam, iyo Faransiis Guyana. Magaca Barasiil waxoo ka imaaday, geed kabaxo wadankaas oo la dhoho, geedka barasiil. Wadanka Baraasiil waxoo leeyahay, geedo aad u badan, Roob xun neh woo ka da'aa. Caasimada wadanka waxaa la dhahaa Barasilia, Barasiil waxee leedahay, magaalo yaal aad u waaween oo la tiri karin. Wadanka Barasiil markii hore waxaa degenaan jireen dad reer baadiye ah ugu yaraan 6000 oo sano. Intii Bortuqiiska gacanta ku dhigin wadanka sanadka marka oo ahaa 1500.


Dalalka Ameerikada koonfureed Qaarada Ameerikada Koonfureed
Arjantiina · Barasiil · Baraguay · Boliifia · Fanansuwela · Guyana · Ikwadoor · Jili · Kolombiya · Uruguay · Peru · Surinam ·