[go: nahoru, domu]

Jump to content

Dhar

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 13:11, 28 Mey 2015 ee AbshirBot (wadahadal | ku darsasho) (Bot: Badal qurxin ah)

Dhar

Suuq dharka lagu iibiyo oo ku yaala Karachi, Bakistaan.

Dhar (ingiriis: Textile ama Cloth) waa shay dabacsan oo ka samaysan dun la xardhay. Dharka waxaa laga sameeyaa dun ka timaada haraga xoolaha, xayawaanka iyo cudbiga iyo noocyo aartifishal ah.

Marka dharka la samaynayo waxa la isticmaalaa habab badan oo kala duwan, waxaa ugu caansan tolida, mareegida, iyo isku xidhxidhka dunta.

Cowda guryaha.

Taariikhda Dharka

Cow ama sijaayad la isticmaali jirey wakhtigii faraaciyiinta dalka Masar.

God ku yaala galbeedka wadanka Joorjiya ee bariga Yurub ayaa waxa laga helay qidcad harag oo lagu wado in dhar ahaan loo isticmaali jirey wakhti hada laga joogo 34,000 oo sano.

Noocyada Dharka

Isticmaalka Dharka

Shalmado iyo go'yaal.

Qurxinta iyo Farshaxanka Dharka

Soo saarka & Samaynta Dharka