[go: nahoru, domu]

Jump to content

Kab Ferde

Ka Wikipedia
Kab Ferde

Kab Ferde (Kap Verde) Cap Verde Jamhuuriyada Kap verde waa wadan jasiirado ah oo ku yaalo Badweynta Atlaantik, waxee galbeedka Afrika u jirtaa 570 km. Magaca "Ferde" waa af bortuqiis, micnaheeda waa "Cagaar" laakiin magaca "Kab" waxaa laga soo qaaday xeebta sinigal oo la dhoho Kab-Fert. Jasiiradaan waxaa soo gumeestay gumeestihii Bortuqiiska.