[go: nahoru, domu]

Jump to content

Kambodiya

Ka Wikipedia

Kambodiya ama Boqortooyada Kambodiya af-khmer: ព្រះរាជាណាចក្រកម្ពុជា. waa wadan ku yaala Koonfurta Bari ee qaarada Aasiya. wadanka waxoo xuduud la leeyahay wadamada Thailand, Laos, Vietnam iyo gacanka thailand oo ka xiga Koonfurta. magaalo madaxda wadanka waa Phnom Penh. xukunka kanboodiya waa boqortoyo barlamaani ah boqorka hada joogaa waa calanka masaafada kamboodiya waxa ay dhantahy. 181,035 klm oo isku wareeg ah dadka kunoolina waxa ay tirahaan gaadhayaan qiyaastii 14 milyan oo qof dadka reen kamboodiya waxa ay ka koobanyihiin laba qawmiyadood oo kala ah qawmida Khmer iyo qawmiyada kale ee lagu magaacabo terafada laakiin wxa kale oo wadanka kunool dad muslim ah oo badan. dhaqaalaha ugu wayn ee kambodyaa waabeeraha inkabadan $59 waa beeralay


Halaka magucu kasoo jeedo

kamboodiya waa magac kasoojeeda luqada ingiriisiga waxaana markii hore lagasoo qaaday afka faransiiska

Taariikh

Kamboodiya waxa ay kabilaabmatay labada boqortooyo ee kala ahaa