[go: nahoru, domu]

Jump to content

Raadinta Google

Ka Wikipedia
Dib u eegistii 01:47, 16 Agoosto 2015 ee Ismail4all (wadahadal | ku darsasho) (Bog cusub: {{Blacklisted-links|1= *http://www.change.org/petitions/larry-page-unblock-the-word-bisexual *:''Triggered by <code>\bchange\.org\b</code> on the local blacklist''|bot=Cyberbot II|invi...)
(duwanaan) ←Bedelyada ka duqsan | Bedelkii ugu danbeeyay (duwanaan) | Bedelyada ka cusub→ (duwanaan)

Template:Blacklisted-links Template:Pp-pc1

Raadinta Google
Cinwaankawww.google.com (US)
Ganacsi?Yes
Nooca siteWeb search engine
Diiwaan-gelinOptional
Diyaar ku ah123 languages
Written inPython, C, C++[1]
MulkiilahaGoogle
La bilaabay isticmaalkaSebteembar 15, 1997 (1997-09-15)[2]
RevenueFrom AdWords
Alexa garaadoSteady 1 (April 2015)[3]
HadaActive


Kani waa maqaal ku saabsan barta waxraadinta ee Shirkada Google. Qoraalo kale fiiri "Google isticmaal kale".

Barta Raadinta Google (Ingiriis: google search; Carabi: بحث جوجل) sidoo kale loo yaqaano Raadinta Google ama Google waa aalad cilmiyeeysan oo loo isticmaalo wax raadinta barta internetka midaasi ooy leedahay Shirkada Google ee xarunteedu tahay gobolka Kalifoorniya ee wadanka Maraykanka.]],[4] handling more than three billion searches each day.[5][6] Barta Raadinta Google, ciwaankeedu yahay google.com, waa mishiinka waxraadinta ugu horeeya dhamaan aaladaha internetka ee dunida, taasi oo lagu qiyaaso in google leedahay 64% dhamaan wax baadhitaanka caalamka. In ku dhow sadex bilyan oo raadin ayaa barta google qaabishaa maalin kasta. Boga wax raadinta ee google wuxuu ku salaysan yahay nidaam loo yaqaano "PageRank" taasi oo u suurtogelisa in ay si fudud iskugu keento hal bog akhbaar aad u badan oo ku keydsan meelo kala duwan oo kala fog iyo wakhtiyo kala duwan.

Raadinta Google

Shirkada Google

Qoraalo La Xidhiidha

Tixraac

  1. . Computer Science Department, Stanford University, Stanford, CA http://infolab.stanford.edu/~backrub/google.html. Soo qaatay January 27, 2009.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. http://reports.internic.net/cgi/whois?whois_nic=google.com&type=domain. Soo qaatay January 27, 2009.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. . Alexa Internet http://www.alexa.com/siteinfo/google.com. Soo qaatay 25 April 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. http://www.alexa.com/topsites/category/Computers/Internet/Searching/Search_Engines. Soo qaatay May 16, 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. Digital Indians: Ben Gomes
  6. . SearchEngineWatch. September 2, 2008 http://searchenginewatch.com/showPage.html?page=3630718.  Maqan ama ebar |title= (caawin)