Farqiga u dhexeeya dib u fiirisoshooyinka San
Appearance
Content deleted Content added
No edit summary |
No edit summary Tags: wax badalka mobilada Wax badalka webka ee moobiilada |
||
Safka 1: | Safka 1: | ||
'''San''' |
'''San''' |
||
[[File:TE-Nose diagram.svg|thumb|San]] |
[[File:TE-Nose diagram.svg|thumb|San]] |
||
[[File:Olfactory system.svg|thumb|Xubnaha Urta ee dadka. Tiradu waxay muujinaysaa unugyada u qaabilsan urta ee [[San]]ka.]] |
[[File:Olfactory system.svg|thumb|Xubnaha Urta ee dadka. Tiradu waxay muujinaysaa unugyada u qaabilsan urta ee [[San]]ka.]] |
||
Safka 10: | Safka 8: | ||
Dhinaca kale, sanka ayaa u qaabilsan [[ur]]ta taas ka mid ah [[Laxaad|Shanta |
Dhinaca kale, sanka ayaa u qaabilsan [[ur]]ta taas ka mid ah [[Laxaad|Shanta |
||
Laxaad]] ee dareenka [[noole|noolaha]]. |
Laxaad]] ee dareenka [[noole|noolaha]]. |
||
* [https://wol.jw.org/en/wol/d/r1/lp-e/1200003276#h=1:0-10:539 NOSE, NOSTRILS] |
|||
{{Gumud}} |
{{Gumud}} |
Bedelaadkkii ahaa 16:11, 9 Oktoobar 2021
San
San (ingiriis: Nose) waa xubin ka mid ah xubnaha neefsiga hawoda ogsajiinta ku jirta cirka ayadoo ka soo gasha sanka iyo afka, u gudbta dhuunta ilaa sambabada oo u sii gubiya xididdada dhiiga qaada ilaa dhamaan unugyada jidhka. Sidoo kale, unugyada hawada eey celiyaan ee kaarboon-labo-ogsaydh dib uga soo baxda sanka. Sanku waa xubinta neefsiga dadka, xayawaanka, dhamaan naasleyda iyo noocyada kala duwan ee noolaha. Inta u badan Sanka xayawaanka laf-dhabarleeyda - oo dadku ka mid yahay - waxay leeyihiin labo sanqo oo badhtamaha ama qeybta hore ee wejiga ku yaala. Kaasi ayaa marka ur soo gaarto u gudbiya unugyada urta ee jidhka.
Dhinaca kale, sanka ayaa u qaabilsan urta taas ka mid ah Shanta Laxaad ee dareenka noolaha.